Site icon Qaamuus

jawaabta

qolaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

1. Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho. 2. Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qolaysan

qolaysmid [m.f.dh]
eeg qolaysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version