qolobdhabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-obday, -obatay)Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qolobdhabo ↴
qolobdhabasho [m.f.dh]
eeg qolobdhabo. ld qolobdhabad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg