Site icon Qaamuus

jawaabta

qommodso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Maqaar qommod ka dhigasho. ld qummudso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qommodso

qommodsasho [m.f.dh]
eeg qommodso. ld qommodsad, qommodsi, qummudsad, qummudsasho.

qummudso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qommodso.

qommod [m.l]
Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version