qoobad
(m.dh) (-do, m.l)Hooy, xero iwm oo aad ciriiri u ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoobad ↴
qoob [m.l] (-bab, m.l)
1. Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh. 2. Anqow. 3. Taakada kabaha.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg