qoodo
(m.dh)Mindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoodo ↴
qoodow [m.l]
Dabaggaalle; uunrays.
qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg