qoolaaw
(m.l)ld qoolaab¹.
qoolaaw
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-way, -wday)ld qoolaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoolaaw ↴
qoolaab [m.l]
1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.
qoolaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².
qoolaabid [m.f.dh]
1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg