qooli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Suun ama xarig siriq u sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooli ↴
aqoolid [m.f.dh]
eeg aqool³. ld aqool² (2).
baqooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.
baqoolid [m.f.dh]
eeg baqool². ld baqool¹, baqoole, boqool¹, boqoole, boqoolid.
baqoolin [m.f.dh]
eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool.
baqoolis [m.dh]
ld baqoolin.
biirqoolid [m.f.dh]
eeg biirqool².
boqooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baqooli.
boqoolid [m.dh]
ld baqoolid.
boqoolin [m.dh]
ld baqoolin.
boqoolis [m.l]
ld baqoolin.
qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg