qoollaalli
(m.l)1. ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego. 2. Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.
qoollaalli
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)1. Wax ilqoorka ka eegid. 2. Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoollaalli ↴
qoollaalliyid [m.f.dh]
eeg qoollaalli². ld qoollaalli¹ (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg