qoomman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax qooni gaartay ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoomman ↴
qoommanaan [m.f.dh]
eeg qoomman. ld qoommanaansho.
qoommanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qoommanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg