Site icon Qaamuus

jawaabta

qoone
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela. 3. Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoone

qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version