qoonsad
(m.l)ld qoonsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoonsad ↴
gaaggax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -gixi)
Godolkii ku baabi'id, wax la qoonsaday darteed. ld gaagax². gaagax
yah [Erey Dareen | Exclamation]
Erey wixii la qoonsado oo la haaraama hayo lagu yiraahdo; hah! caku!.
aqoonsad [m.l]
ld aqoonsasho.
biyaddiid [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado. 2. ld biyaddiidid.
biyaddiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef). 2. Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
khasiyad [m.dh] (-do, m.l)
Wax la qoonsado oo gardarro ah oo cid lagula kaco.
qoonsasho [m.f.dh]
eeg qoonso. ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.
xumaan [m.dh]
1. Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado. 2. wax xun ahaansho ama noqosho.