Site icon Qaamuus

jawaabta

qoonsimaad
(m.l)

Shaki iyo kahsasho laga qaado wax la nabcaystay. ld qoonsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoonsimaad

qoonsasho [m.f.dh]
eeg qoonso. ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version