Site icon Qaamuus

jawaabta

qoonso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax dhibsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoonso

aqoonso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax citiraafid. 2. Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho.

qoonsasho [m.f.dh]
eeg qoonso. ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.

qoon [m.l] (-ooman, m.l)
Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.

qoon [m.dh]
1. Cudur, dhibaato. 2. (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.

qoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
1. Cid dhaawac gaarsiin. 2. Cid dhibaato gayeysiin.

qoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nmay, -nantay)
Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version