qooqaar
(m.l)ld qarqoor¹, qarqoorid.
qooqaar
(m.l)Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.
qooqaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld qarqoor².
qooqaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Gowriirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooqaar ↴
qarqoor [m.l]
Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar¹.
qarqoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar².
qarqoorid [m.f.dh]
eeg qarqoor². ld qarqoor¹, qooqaar¹, qooqaarid.
qooqaarasho [m.f.dh]
eeg qooqaaro.
qooqaarid [m.dh]
ld qarqoorid.
qooqaarid [m.f.dh]
eeg qooqaar². ld qoo qaar¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg