qooraar
(m.l)Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
qooraar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooraar ↴
qooraarid [m.f.dh]
eeg qooraar². ld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.
qooraarsad [m.l]
ld qooraarid.
qooraarsasho [m.dh]
eeg qooraarso. ld qooraarid.
qooraarsi [m.l]
ld qooraarid.
qooraarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qoraar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg