qooraarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)ld qoraar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooraarso ↴
qooraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
qooraarsasho [m.dh]
eeg qooraarso. ld qooraarid.
qooraar [m.l]
Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
qooraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg