qoordiidid
(m.f.dh)eeg qoordiid². ld qoordiirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoordiidid ↴
qoordiirid [m.dh]
ld qoordiidid.
qoordiid [m.l]
Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).
qoordiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg