qoordiido
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-iitay, -iidatay)Qoordiid samaysasho (qof). ld qoordiiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoordiido ↴
qoordiidasho [m.f.dh]
eeg qoordiido. ld qoordiirasho.
qoordiiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld qoordiido.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg