qoorgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-gooyay, -goysay)Nafley surka jug ka gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorgoo ↴
qoorgooye [m.l]
Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.
qoorgooye [m.l]
(daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.
qoorgooyn [m.f.dh]
eeg qoorgoo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg