qoorgooye
(m.l)Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.
qoorgooye
(m.l)(daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorgooye ↴
qoorgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
Nafley surka jug ka gaarsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg