qoorsi
(m.l)ld qoorsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorsi ↴
qoorsasho [m.f.dh]
eeg qoorso. ld qoorsi.
qoor [m.dh]
1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
qoor [m.l]
1. Xoolo lab oo aan la dhufaanin. 2. Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg