Site icon Qaamuus

jawaabta

qooryoon
(m.l)

1. Harrad. 2. Dayow; wareer.

qooryoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay)

1. Harradsan. 2. Dayowsan; wareersan.

qooryoon
(m.l)

Oon daran.

qooryoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay)

Oon aad u daran dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooryoon

qooryoomid [m.f.dh]
eeg qooryoon².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version