qoosh
(m.l)1. Budo badan oo hoore yar lagu qasay. 2. Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.
qoosh
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)1. Budo hoore yar ku qasid. 2. Cajiin sameyn. 3. Isku q.: waxyaabo badan oo kala duwan iskuqasid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoosh ↴
qarqoosh [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Xaqdarro ah, gardaran. Tus. “Xukun q. ah”.
qooshan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-shnaa, -shnayd)
Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.
qooshid [m.f.dh]
eeg qoosh².
qooshnaan [m.f.dh]
eeg qooshan. ld qooshnaansho.
qooshnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qooshnaan.
sandal [m.l]
1. Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha. 2. Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.
qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg