qooshan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-shnaa, -shnayd)Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooshan ↴
qooshnaan [m.f.dh]
eeg qooshan. ld qooshnaansho.
qoosh [m.l]
1. Budo badan oo hoore yar lagu qasay. 2. Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.
qoosh [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
1. Budo hoore yar ku qasid. 2. Cajiin sameyn. 3. Isku q.: waxyaabo badan oo kala duwan iskuqasid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg