qoox
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)1. Ul, qaanso iwm qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoox ↴
yoxoob [m.l]
1. Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo. 2. Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa. 3. Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.
qooxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Qof wax is qooxay ahaansho.
qooxid [m.f.dh]
eeg qoox.
qooxnaan [m.f.dh]
eeg qooxan. ld qooxnaansho.
qooxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qooxnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg