Site icon Qaamuus

jawaabta

qooxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Qof wax is qooxay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooxan

qooxnaan [m.f.dh]
eeg qooxan. ld qooxnaansho.

qoox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Ul, qaanso iwm qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version