qore
(m.l)ld qoraa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qore ↴
taariikh-nololeed [m.l]
Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.
taariikhqore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qofta taariikhda qora.
arjiqore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof araaji qora.
barkin [m.l] (-nno, m.dh)
Qori si wanaagsan loo qorey, leh madax qaab bileed ah oo la barkado,lug, gacan gelis ama gacan qabsi ah iyo sal wareegsan, ballaaran oo uu ku fariisto. ld barshin.
dheriqore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.
dheryasameeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Dheri- qore.
koor [m.dh] (-ro, m.l)
Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
kooraqore [m.l] (-rayaal, m.dh)
Nin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.
qalindaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Gacan wax qoreysa jugsiin.
qoraa [m.l] (-aayaal, m.l/dh)
Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.