qorfe
(m.l)Qolof udgoon oo dhirta shaaha lagu daro ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorfe ↴
qor [m.l]
1. Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo. 2. Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.
qor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Xaraf, erey, hadal iwm meel ku astayn. 2. Cid shaqo siin. 3. Geed weel, ul iwm ka samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg