Site icon Qaamuus

jawaabta

qorimo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Qalab bir ah oo geedaha lagu qoro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorimo

qurumo [m.dh]
Gudin yar oo weelasha lagu qoro. ld qorimo.

qori [m.l] (-ryo, m.dh)
1. Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa. 2. Laan jab ah oo qallalan. 3. Alwaax; loox. 4. Buntukh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version