Site icon Qaamuus

jawaabta

qoriqaadid
(m.f.dh)

eeg qoriqaad². ld qorijiidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoriqaadid

qorijiidid [m.dh]
ld qoriqaadid.

qoriqaad [m.l]
Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.

qoriqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version