Site icon Qaamuus

jawaabta

qorqode
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-dayaal, m.l/dh)

Q. ah: nin afadiisa si fool xun kula dhabiiltama siiba maamulka hoose, cunnada iyo masruufka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorqode

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version