qorraxaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax qorrax la dhigay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxaysan ↴
orraxaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qorraxaysan.
qorraxaysnaan [m.f.dh]
eeg qorraxaysan. ld orraxaysnaan, orraxaysnaansho, qorraxaysnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg