Site icon Qaamuus

jawaabta

qorraxayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)

1. (f.g) Wax qorrax u dhigid. 2. (f.mg) Cid qorrax isu dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxayso

orraxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld qorraxayso.

qorraxaysasho [m.f.dh]
eeg qorraxayso. ld qorraxaysad, qorraxaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version