qorshee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyay, -shaysay)Hawl sidii loo qaban lahaa u nidaamin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorshee ↴
bashiisho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
1. Si lamafilaan ah ugu dhalid meel aan la rabin (neef). 2. Arrin sidii loo qorsheeyey si ka duwan u dhicid.
qorshayn [m.f.dh]
eeg qorshee. ld qorshe (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg