qotomin
(m.f.dh)eeg qotomi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qotomin ↴
taag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
soog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax qotomin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg