Site icon Qaamuus

jawaabta

qows
(m.l) (-sas, m.l/dh; -syo, m.dh)

ld qaws.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qows

dhoobbi [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin geel ijaar ku ilaasha; qowsaar.

qaws [m.l] (-sas, m.l/-syo, m.dh)
Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.

qowsaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo. 2. Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin. 3. Nin xoog badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version