Site icon Qaamuus

jawaabta

qowsaar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Nin dadka u raaca xoolaha ama u dhaqa oo markuu in muddo ah joogaba xoolaha wax laga siiyo. 2. Nin had iyo jeer xoolo gaar ah aan ka harin. 3. Nin xoog badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qowsaar

dhoobbi [m.l] (-iyo, m.dh)
Nin geel ijaar ku ilaasha; qowsaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version