qubad
(m.l)Badar aan la abuurin ee iskii iasaga baxa.
qubad
(m.l)ld qubasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qubad ↴
eymaanyo [m.l]
1. Nooc kalluunka ka mid ah oo hoosta isaga dhejiya maraakiibta, qubada iwm si uu cunto uga helo. 2. Nooc boolaboolada ka mid ah.
qubasho [m.f.dh]
eeg qubo². ld qubad².
qub [m.l]
Diir; dub; qolof.
qub [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).
qub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax weel gudahiisa ku jira daadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg