Site icon Qaamuus

jawaabta

qubasho
(m.f.dh)

eeg qubo². ld qubad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qubasho

daado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

dhacdhac [m.l]
1. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.

hayraf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Meel la saray dhiig ka qubasho.

qubad [m.l]
ld qubasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version