Site icon Qaamuus

jawaabta

qubbo
(m.dh)

ld qubbad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qubbo

qubbad [m.dh]
1. (-do, m.l) Dhismo kubbad nuskeeda sare u eg oo laga dul dhiso masaajiddada, kaniisadaha, qabuuraha iyo guryaha qaarkood. 2. Badda inteda xeebta ka fog. ld qubbo.

qub [m.l]
Diir; dub; qolof.

qub [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).

qub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax weel gudahiisa ku jira daadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version