Site icon Qaamuus

jawaabta

qubo
(m.dh)

Xamaarato badda ku nool oo diinka la bah ah.

qubo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)

Wax daadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qubo

wadaamaqubo [m.dh]
ld wadaamaggoysyo.

cuqubo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhibaato weyn, cid ku dhacda oo kaga timaada nabsi uu galay.

qubasho [m.f.dh]
eeg qubo². ld qubad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version