qudduuc
(m.l) (-cdyo, m.dh)Qof waxbixinta ku iimaan xun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qudduuc ↴
qudduucnimo [m.dh]
Qudduuc ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg