Site icon Qaamuus

jawaabta

qudrad
(m.dh)

1. Awood; tamar. 2. ld khudrad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qudrad

qalaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).

qalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version