Site icon Qaamuus

jawaabta

qufad
(m.dh) (-do, m.l)

Weel aabbur leh oo cawda laga sameeyo oo alaabada yaryar lagu gurto; gunnad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qufad

adab [m.dh] (-byo, m.l)
1. Qalab u gaar ah aqal Soomaaliga oo wax lagu rito sida qufadda, xashinta iwm. 2. Kolay yar oo ka samaysan harag ama mayrax oo ay haweenku wax ku gurtaan.

janjal [m.l]
1. Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan. 2. Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah. 3. J. ah: qof toosan oo qurxoon.

safad [m.l] (-dyo, m.l)
1. Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito. 2. ld safasho.

quf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Wax meel ka buuxaan in in uga soo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version