raadgado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-atay, -adatay)Cid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgado ↴
raadgadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadgado.
maydhaamo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aantay, -aamatay)
Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.
maydhaan [m.l]
1. Xoolo la xaday oo xoolo kale lagu lagu badasho si loogu raadgado. 2. Muquuno wax ka qiimo badan lagu beddesho. 3. ld maydhaamid.
maydhaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-amay, -aantay; -aami)
1. Wax muquuno ah, wax wanaagsan ku beddelid. 2. Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelid, si loogu raadgado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg