raafdillaac
(m.l)(daaw.) Cudur ku dhaca labada raaf ee xoolaha dhexdooda oo ka dhasha qoyaanka. ld raafqarrar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raafdillaac ↴
raafqarrar [m.l]
ld raafdillaac.
golrod [m.l]
Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod¹.
gommod [m.l]
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg