raaqraaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Muddo noo-laansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaqraaq ↴
raaqraaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaqraaq.
raaqraaqin [m.dh]
Siima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg