Site icon Qaamuus

jawaabta

ranso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld ramo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ranso

garansoon [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax, wax xusuusan ahaansho. 2. Wax, wax fahamsan ahaansh.

garansoonaan [m.f.dh]
eeg garansoon. ld garansoonaansh.

garansoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld garansoonaa.

ramo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-maday, -matay)
Labaraafle dhalay ilmihiisa xab ka leefleefid. ld ranso.

raranso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cunto raran ku bislaysasho.

saransoor [m.l]
1. Meel laba wax iska galaan; iran. 2. Dalandool.

taranso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax faa'iideysasho ama badsasho.

ran [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Warqadaha turubka inta sawirka leh iyo yeekaha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version