Site icon Qaamuus

jawaabta

raqiis
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. R. ah: wax qiimaha lagu gadayo yar yahay. 2. R. ah: hadal murti iyo macno yar.

raqiis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Wax qiimaha lagu gado hoos u dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raqiis

ganacjaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax raqiis ah ahaansh.

raqiisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax qiimaha lagu gado hoos u dhigid.

raqiisid [m.f.dh]
eeg raqiis².

raqiisin [m.f.dh]
eeg raqiisi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version