Site icon Qaamuus

jawaabta

raqo
(m.l)

Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raqo

kooraqore [m.l] (-rayaal, m.dh)
Nin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.

maraqoobid [m.f.dh]
eeg maraqow.

maraqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Hilib karis ka batay awgiis maraq noqosho.

shaaraqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qaday, -qatay)
Neef ishkin ah waqti abaar ah qalasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version